Suufiyada's profile picture

Suufiyada

Muxaadarooyin taxane ah oo uu sheekhu kaga hadlayo manhajka suufiyada iyo qaybaha ay u qaybsamaan, iyo kuwooda khatarta ku ah diinta islaamka. Sidoo kale waxa uu sheekhu soo bandhigayaa kutubta ay akhristaan suufiyadaasi, waxana uu sharax fiican ka bixinayaa kitaabka ay soomaalidu u taqaano MANAAQIB. Isaga oo kitaabkaasi ku qaadaa dhigi doona muxaadarooyinkiisan taxanaha ah.

All shows

Sort by
Suufiyada 01
Suufiyada 02
Suufiyada 03
Suufiyada 04
Suufiyada 05
Suufiyada 06
Suufiyada 07
Suufiyada 08
There is no more content to load