naftuu gooyaa dagaalku,noluhu waa uu ciribtiraa,wuxuu beeyraa nacayb,nabaad guur buu dhalaa dhalaankeenina naafee waayeelkeeni wada naf bax,anagu nolol baan rabnaa naruuriyo caafimad,nagaashaan dooneynaa,[ILAAHOOW NABAD WAARTO NASII] aamiin..........
Dhacdo Argagax iyo Qalbi Jab Leh oo Ka Dhacday Magaaladda Caasimadda ah ee Muqdis
dhacdo.com
salman ji my love
DHULKEENOO BARWAAQO AH BALIYADA XAREEDIYO BIYUHU AY SUSUMAYAAN DHIRTUNA UBUXU BUUXSHOO SHIMBIRUHU BALOOLEY,BATAR IYO KABEEBAY JIIBTA ISU BAAQEEN,DHULKEENOO BADHAADHIYO BEESHU NABAD CAWAYSOO GU’BARWAAQO AY TAHAY INTUU GEELU BADI DHALAY,BAHOLYOOW DARAADII BILICDAA LA YAABKA LEH INDHUHUBA KA BOGAN KARIN.♥♥