Idaacadda Fiidnimo - VOA's profile picture

Idaacadda Fiidnimo - VOA

Idaacadda Fiidnimo ee Evening Edition waxaad ku maqashaan wararkii ugu danbeeyey ee Soomaaliya iyo Caalamka, barnaamijyo iyo wareysiyo ka turjumaya dhacdooyinka waqtigaasi ka dhacaya daafaha Dunida.

Jadwalka: Maalinle

Wakhtiga maxalliga ah: 19:00

UTC, xilliga: 1600

Muddada: 60