Daadir33 cover image
Daadir33's profile picture

Daadir33

Hargeisa, Somalia

http://www.daryeelmagazine.com/arrimo-haddii-aad-samayso-marka-aad-30-jir-tahay-wanaajin-doona-noloshaada-markaad-50-gaadho/

Marka aad gaadho da'da 30 jirka waa marka ay tahay inaad ilaaliso caafimaadkaaga iyo fayow-qabkaaga, sidoo kale waa xilliga qofku ugu fursado badan yahay nolosha. Hadaba waxaa jira waxyaabo ay tahay inaad iska goyso waqtiga sodon jirka iyo waxyaabo ay tahay inaad joogteyso.

Ugu horreyn iska jooji caadada sigaar nuugista. Ku dedaal inaad waqti go'aan aad seexatid habeenkii waqti go'aan soo kacdid subaxdii.

Dhakhaatiirta cilmi nafsigu waxay sheegaan inay tahay waqti ugu habboon ee qofku ku sixi karo wixii ka qaldamay, islamarkaana isbadal fiican oo qofku ku samayn karo noloshiisa kuna horumarin karo mustaqbalkiisa.

Haddii aad gaadhay da'ada sodonka samayso qaab nololeed firfircoon oo joogtee jimicsiga si marka aad 50-ka gaadho aanad ruux gaboobay oo jidhkiisu jilcay ama kala dhacay. Jimicsigu wuxuu leeyahay faa'idooyin badan oo aan la soo koobi karin

No shows to display

When Daadir33 adds shows they will be shown here