Keep up to date with every new upload!

Join free & follow Raadiyaha Iswiidhen
Share
  • 7 years ago
Somaliska 110203

Somaliska 110203

Hayadda SIDA oo isugu yeertay Soomaalida sidii ey uga qeyb-qaadan lahayd nabadeeynta iyo dhismaha dalkooda. Carwadii filimmada ee magaalada Gothenburg oo lagu soo bandhigay filin looga hadlayay carriga Ogaadeenya ama kilinka shanaad iyo wareeysi aan arrintaa kala yeelanay Amiin Barkhadle, Maxamed Cali iyo Gudoomiyaha ururka daladda ururrada ugaadeenya. Hayadda SIDA oo isugu yeertay Soomaalida sidii ey uga qeyb-qaadan lahayd nabadeeynta iyo dhismaha dalkooda. Carwadii filimmada ee magaalada Gothenburg oo lagu soo bandhigay filin looga hadlayay carriga Ogaadeenya ama kilinka shanaad iyo wareeysi aan arrintaa kala yeelanay Amiin Barkhadle, Maxamed Cali iyo Gudoomiyaha ururka daladda ururrada ugaadeenya.

Comments